10 libaax oo ay xoola dhaqatada Kenya Dileen

0
108

10 libaax oo ay xoola dhaqatada Kenya Dileen

 

Saraakiisha Duurjoogta ayaa sheegay in xoolo dhaqato ay dileen 10 libaax todobaadkii la soo dhaafay ka dib markii la weeraray xoolohooda.

 

Arrintan ayaa la sheegay inay dhaawac weyn ku tahay Ilaalinta Duur Jooga Iyo Dalxiiska oo dhaqaalaha Ugu badan kasoo Galo dalka Kenya

 

Libaax Yadan ayaa lagu dilay seeraha Qaranka sida ay saraakiishu sheegeen.