Wararkii U Dambeeyey Doorashada Turkiga Iyo Murshaxiinta Oo Codeeyey

0
148

Madaxweynaha Xisbiga AKP ahna Musharaxa Madaxweyne ee Isbaheysiga Shacabka Recep Tayyip Erdoğan ayaa ka qeyb galay codbixinta magaalada Istanbul, halka Kemal Kılıçdaroğlu oo ah Guddoomiyaha Xisbiga CHP ahna Musharaxa Madaxweyne ee Isbaheysiga Qaranka uu ka codeeyay magaalada Ankara.

 

Erdogan iyo xaaskiisa Emine Erdoğan ayaa ka codeeyay dugsiga sare ee Saffet Çebi ee Üsküdar.

 

Erdoğan ayaa yiri ka dib codbixinta, “Waxaan rajeynayaa dimuqraadiyadda Turkiga, waan la socdaa laga bilaabo maanta, sida ku cad xogta aan ka helay wasiirkeena arrimaha gudaha, howsha waxay u socotaa si dhib la’aan ah.

Bbc