Codayntii Doorashada Turkiga Oo Lasoo Geba Gabeeyey

0
145

Codbixintii ayaa la soo gaba gabeeyay doorashadii dalka Turkiga iyadoo madaxweyne Recep Tayyip Erdogan uu wajahayo loolankii siyaasadeed ee ugu weynaa ee labadii sano ee uu xukunka hayay. Ninka ay sida weyn ula loolamayaan waa hogaamiyaha mucaaradka Kemal Kilicdaroglu.

In ka badan 64 milyan oo qof ayaa xaq u leh inay u codeeyaan si ay u doortaan madaxweyne iyo baarlamaanka muddo shan sano ah.