Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay ololaha doorashada 2024

0
211
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay ololaha doorashada 2024.
Ku dhawaaqida Biden, ayaa noqonaysa inuu mar kale la ciyaaro musharaxa xisbiga Jamhuuriga ee Donald Trump oo la loolamo doona doorashada Soo socota.
Joe ayaa hore Xilka ugala wareegay Trump oo uu kaga guulaydtay doorashadii Hore, ka dib Muran badan