Dagaal Culus Oo Ka Socda Suudan, waxa Burty Xabad Joojintii 72 Saac Ahyd

0
166

Dhawaqa madaafiicda culus iyo rasaasta ayaa laga soo sheegayaa magaalada Khartoum ee e Khartuum in kasta oo 72-saacadood ay ka socdeen heshiis xabbad-joojin ah oo uu Maraykanku gadgwadeen ka ahaa.