Wasiirada Arrimaha Dibedda G7 Oo war Kasoo Saaray Shirkii Japan

0
149

Wasiirada G7 ayaa ballan qaaday in ay xoojinayaan cunaqabateynta Ruushka, si ay u weeraraan Shiinaha.

Dublamaasiyiinta sarsare ayaa sidoo kale ku booriyay dhinacyada isku haya Sudan inay joojiyaan colaada waxayna ka dalbadaan Taliban inay ka noqoto mamnuucida haweenka u shaqeeya Qaramada Midoobay.