In ka badan 180 qof ayaa lagu dilay dagaalka Suudaan

0
219

In ka badan 180 qof ayaa lagu dilay dagaalka Suudaa

 

Ugu yaraan 185 qof ayaa ku dhintay 1,800 oo kalena way ku dhaawacmeen dagaal saddex maalmood socday oo u dhexeeya kooxaha iska soo horjeeda ee Suudaan, sida uu sheegay wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Suudaan.

 

iyadoo kooxda toddobada ah ay ku biireen baaqyada ku aaddan in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka