Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Ergeyga wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya.

0
143

Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Ergeyga wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya

 

Madaxweynaha Somaliland mudane muuse Biixi Cabdi, ayaa wareegto madaxweyne ku magacaabay ergeyga Jamhuuriyadda Somaliland u qaabilsan wada hadda Somaliland Somaliland.

 

Ergeyga qaabilan wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya ayaa madaxweyne Biixi u magacaabay Dr. Adna Aadan.

 

Madaxweynuhu waxa uu sheegay kadib markii uu arkay inay mihiim tahay in wada hadaladii dib loo bilaabo in uu Dr. Adna u gartay in uu u magacaabo Ergayga wada hadalada Somaliland iyo Soomaaliya.