Khasaaraha Ka Dhashay Roobab Dabaylo Wata Oo Ka Da,ay Deegaanka Ka Tirsan Saraar

0
103

2 Qof Oo Dumar Ah Ayaa Ku Dhaawacmay Khasaare Hantiyeed Oo Baaxadlehna waa uu ka dhashay Roobab Dabaylo Watay Oo Ka Da,ay Magaalada Buqdharkayn Oo Ka Tirsan G.saraar