Diridhaba: Shir Maamulada somalida Iyo Oromada Uga Furmay

0
117

Diridhaba: Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalia Itoobiya Mustafe Muxumed Cagjar, ayaa Gaadhay Magaaladda Diridhaba oo Shir Somalida iyo Oromada ahi uga firmayo Labada Dhinac, Waxa ay kaga wada Hadlayaan xaaladaha colaadeed ee ka dhex Jira Labada qoomiyadood ee somalida iyo Oromada.

Ugu horrayna Waxa ay yeesheen Kulan Afur ah oo hor dhac u ah shirarka halkaas uga bilaabmi doona ee Xaaladda Labada Dhinac ku saabsan