Madaxweynaha Somalia Oo Addis Ababa Gaadhay Iyo Kulanka Uu Abey la qaatay

0
205

Madaxweynaha Somalia Oo Addis Ababa Gaadhay Iyo Kulanka Uu Abey la qaatay

War Itoobiya baahisay ayaa u dhignaa Sidan

 

“Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sh. Maxamuud iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa soo gaadhay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka.

 

Waxaana wafdiga kusoo dhaweeyay gagida diyaaradaha caalamiga ah ee Bole Madaxweyne kuxigeenka Xisbiga Barwaaqo mudane Aadan Faarax iyo Wasiiru-dowlaha arrimaha dibadda danjire Misganu Arga

 

Madaxwayne Xasan Sh. Maxamuud ayaa mudada labada cisho ee uu joogo Addis Ababa waxa uu wadahadal la yeelan doonaa madaxda dowladda fadaraalka Itoobiya.