Ugu yaraan 500 qof ayaa ku dhimatay Duufaanta Freddy oo ku dhifatay Koonfur Bari ee Afrika.

0
159

Ugu yaraan 500 qof ayaa ku dhimatay Duufaanta Freddy oo ku dhifatay Koonfur Bari ee Afrika.

Hay’adda saadaasha hawada ee adduunka ayaa sheegtay in ay u badan tahay in Duufaanta Freddy ay tahay tii ugu dheerayd abid ee taariikhda la diiwaan geliyo.