Taliyaha Dabdemiska Oo Walaac Ka Muujiyey Xaaladda Suuqa Gubanimo Kuna Baqay In Loo Banneeyo Waddo Loo Maro

0
205
“Waxaan Qaylo dhaan ka dirayaa suuqa Gobanimo oo ah sidii suuqii gubtay ee waayeen oo kale oo meel loo maro aan lahayn haddii dhibi dhacdo.
Waxa u dhow kaalin Shidaal iyo Radio Hargeysa, Waxaan ku baaqaysa in la banneeyo oo loo sameeyo meel la maro” Taliyaha dab damiska Somaliland