Somaliland oo ka hadashay Imaatinka Garaad Jaamac ee Laascaanood

0
169

Somaliland oo ka hadashay Imaatinka Garaad Jaamac ee Laascaanood.

Wasiirka Wasaaradda Biyaha Somaliland Cali mareexaan ayaa Yidhi “Garaad Jamaac Magaaladisii Ayuu yimid dadkiisii ayaana Soo dhaweeyey”

Wasiirka oo SAHAN TV la Hadlay, ayaa intaas ku daray “Laascaanood Sadex Calan Ka Wada taagnaan Maayaan”