Hooyooyin Maxkamad Lasoo Taagay Indunuusiya

0
137

Hooyooyin Indonesian ah oo maxkamad la soo taagay, ka dib Markii lagu eedeeyey inay sharoobo qufaca inyar siiyeen oo ay ku xanuunsatay.

“Laba maalmood ayaan dawadii siiyay, ka dib way tuurtay oo weliba waxay tidhi way kari wayday inay kaadido. Waxaan markii hore moodayay inay fuuqbaxday,” ayuu yidhi Desi.

“Waxay ahayd gabadh caafimaad qabta, caqli badan. Si lama filaan ah waxaas oo dhan waxay u dhaceen daawo. Waan murugooday.”

Aljazeera