300 Oo Maalmood Ayuu Gaadhay Dagaalka Ukraine

0
171

Dagaalka uu Ruushku ku qaaday dalka Ukraine, ayaa weli socda iyada oo laga joogo 300 oo maalmood Markii uu qarxay.

Dagaalkan oo ay ku nafwaayeen kumanaan qof oo Isugu jira Ciidamo Labada Dhinac ka soo kala jeeda ruushka iyo Ukraine iyo dad Shacab ah.

Ruushka ayaa weeraraka uu ku qaaday Ukeain ku qabsaday gobolo badan oo ukraine ka mid ah, kuwaas oo uu la wareegay kana goostay dalkaasi, isaga oo meelaha qaar ka qaaday afti dadweyne oo uu ku xalaalaystay.

Ciidamada Ruushka ayaa dhulka la simay,isla markaan burbur baaxad leh u Gaystay magaalooyinka iyo werahadaha wadaankaasi intooda badan .

Dagaalkan ayaa weji kale yeeshay oo u muuqda inuu u dhexeeyo ruushka iyo reer galbeedka oo taageeraya Ukraine, isaga oo weli socda