Maxaa Kasoo Baxay Shir Madaxtooyada DDSI Ka Qabsoomay

0
177

Maxaa Kasoo Baxay Shir Madaxtooyada DDSI Ka Qabsooma

Qoraalkan ayaa laga soo saaray

“Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa Talooyin iyo awaamiiro la xidhiidha dardargalinta shaqooyinka loo hayo bulshada siiyay maamulada gobollada DDS. Waxaa gudoomiyayaasha la faray inay dhaqan-geliyaan dhammaan awaamiirtii hore loo bixiyay ee la xidhiidhay deegaamaynta sharci-daradda ah, xooggana saaraan ka hortagga isku dhacyadda bulshadda dhexdeeda ah iyo la xistaabtanka maamulada degmooyinka”