Waddani Oo Su,aalo Geliyey Sawirkii Farasda Fuulkan Ee Madaxweynaha

0
1436

Xoghayaha Guud ee Waddani oo ka dareen celiyey sawirka madaxweynaha Somaliland Mr Biixi ee faraska ku jooga, ayaa Yidhi sidan

“Waa kuma ninkaad ku dayataa hogaamintaada, ma ogtahay inay Somaliland tahay waddanka Ugu Shaqo la,aanta badan ee Ugu hooseeya, Dadka kala badh waddanka ma quraacan saaka, Muxuu noqonayaa madaxweynahaasi” Xoghaya Waddani