Booliska Somaliland oo warbixin Kasoo Saaray Shilal Khasaare sababay

0
120

Booliska Somaliland oo warbixin Kasoo Saaray shalal Khasaare sababa

Warbixin Shilal Gaaddiid.

Hargaysa : 10Shil ayaa ka dhacay , kuwaasi oo ay sababeen Gaaddiid kala duwan , waxa ku dhaawacmay 8qof , waxa ku geeriyooday 1qof sidoo kale Burbur Gaaddiidka soo gaadhay ayaa jira.

Boorama : 1Shil ayaa ka dhacay , waxa ku dhaawacmay 2qof wax dhimashina ma jiraan.

Gabilay : 1shil ayaa ka dhacay , waxa ku dhaawacmay 2qof. Wax dhimashina ma jiraan.

Hadaba Taliska Ciidanka Booliska qaybta Nabadgelyada waddooyinku , waxay bulshada farayaan gaar ahaan wadayaasha Baabuurta inay taxadar iyo masuuliyad muujiyaan, sidoo kale dhimaan xawaaraha gaadiidka.

Cidii awaamiirtaas qaadan waydana , waxaa ciidamada Nabadgelyada waddooyinku ka qaadi doonaan tallaabo sharciga waafaqsan.

Xafiiska Warbaahinta
Ciidanka Booliska JSL.