Jigjiga: Masuuliyiin Loo Xidhay Mudaharaadkii Dadweynuhu dareen kooda ku muujiyeen

0
235

Jigjiga: Masuuliyiin Loo Xidhay Mudaharaadkii Dadweynuhu dareen kooda ku muujiyee

Booliska deegaanka Soomaalida Itoobiya, ayaa xabsiga dhigay Xildhibaan Usaame, Ibrahin Cabdiqadir iyo Cabdi Barudd..

Xadhiga xubmahan, ayaa lagu eedeeyey inay ka dambeeyeeb Mudaharaadkii jigjga ka dhacay ee ay bulashadu laga cadhooden xabashigii Dadka laayey.

maamulka.sare ee Dawlad Deegaanka, ayaa amar ku bixiyey in masuuliyiintan la xidho, taas oo muujinaysa in aanay masuuliyiintu la dareen ahayn shacabka oo ay ka cabasanayaan dad ka sarreeya iyada oo dadkoodii Xabad madaxa.lagala Dhacay.