DEG DEG Mudaharaad Xooggan Ka Socda Magaalada Jigjiga

0
192

DEG DEG Mudaharaad Xooggan Ka Socda Magaaladda Jigjig

Dadweynaha ku dhaqan magaalada Jigjiga, ayaa mudaharaad xoogan Isugu soo Baxay, kaas oo ay kaga soo horjeedaan dhacdadii Shalay uu xabashigu ku dilay xildhibaanada iyo dadka shacabka ah.

boqolaal dadweyne ah oo gadoodsan, ayaa Isugu soo Baxay waddooyinka Jigjiga, kuwaas oo Sita boodhadh iyo calaamado kale oo ay ku miijiyaan sida ay uga xunyihiin dadkanii xabashigu Shalay madaxa ka toogtay bilaa sabab.