Dawladaha Somalia Iyo Maraykanka Oo Heshiis Maaliyiin Dollar Ah Kala Saxeexday

0
133

Dowladda Soomaaliya iyo Mareykanka ayaa kala saxiixday 86.7 Milyan USD oo lagu Horumarinayo Dimuqraadiyadda , Maaamulka, Xasilinta iyo Adkeysiga oo muhiimad gaar ah u leh dalka.

Dowladda Soomaaliya ayaa uga mahadcelisay dowladda Mareykanka, taageeridda saaxiibtinimo; iyadoo islamarkaasna la hubinayo in looga fa’ iideysto taageeriddaan hanaankii loogu talagalay, sidoo kalena la waafajinayo Qorshaha Horumarinta Qaranka.