76 qof oo tahriibeyaal ah ayaa dhintay, 20 kalena waa la soo badbaadiyay

0
164

76 qof oo tahriibeyaal ah ayaa dhintay, 20 kalena waa la soo badbaadiyay kuwaas oo ay dooni kula dhacday xeebaha suuriya, kuwaas oo ku sii jeeday qaarada Yurub.

Dadka dhaawaca ah ayaa sida uu sheegay Wasiirka Caafimaadka ee Suuriya waxa lagu dabiibayaa cusbitaalka Magaaladda Tortus ee Suuriya.

Muhaajiriintan ay doonidu la dhacday ahaa ka soo kala Jeeda Dalalka Suuriya, Falastiin iyo Lubnaan, waxaana dadka dhintay ku jiray caruur.