Madaxweynaha DDS oo qaabilay Safiirka Midowga Yurub ee Itoobiya

0
306

Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa qaabilay masuuliyiin uu hoggaaminayo Ronald Kobia, Safiirka Midowga Yurub ee Itoobiya.

Madaxweynaha ayaa Midowga Yurub warbixin ka siiyay xaaladda guud ee Deegaanka kana codsaday in Deegaanka ay ka taageeraan dhinaca mashaariicda horumarinta iyo gurmadka abaaraha.