Magacyada Masuuliyiin Cusub Oo Madaxweynaha DDSI Magacaabay

0
198

Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar ayaa golaha xildhibaannada soo hordhigay magacaabista hoggaamin cusub oo kala ah:

1.Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee DDS, Cali Baaruud Sh. Axmed
2. Ku-xigeenka Guddoomiyaha Maxkamada DDS, C/Kariin Axmed.
3. Hantidhawraha Guud ee DDS, Maxamuud Yuusuf Macalin.

Mudanayaasha baarlamaanka DDS ayaana ansixiyay magacaabista masuuliyiintani kaddib markii ay ku raaceen xubnaha uusoo bandhigay Madaxweynahu, goobtaasi ayaana lagu dhaariyay.

SRTV Somali