Maxay Ka Wada Hadleen Hogaanka Ururada Cusubi

0
126

Hogaanka Ururrada cusub ee siyaasada oo kulan ku yeeshay magaalada Hargaysa ayaa sheegay in madaxwayne Biixi uu ku taagan yahay ilaa hada dariiq sharci ah, una ilaaliyay si wanaagsan.

Waxa kale oo ay iska dhex doorteen Afhayeen ku hadla magaca ururrada Siyaasada oo ay u doorteen Siyaasi Saleebaan Xaglatoosiye.