Waan Ka Diiday Madaxweyne Xasan Sheekh” Guddoomiyaha Aqalka Sare

0
170

Waxaan ka diiday Mudane Madaxweyne Hasan sheekh Mohamud inuu qaadka xiligan adag wadanka kusoo fasaxo oo ay jiraan abaaro iyo duruufo adag.

Marnaba ma ogoli Wixii wadanka dhibaato u keenaya waana hor istaagi doonaa.

Hassan Sheekh waxaan leeyahay Shacabka u tudh sidii farmaajo.