Sadex Dhalinyaro Ah Oo Ku Nafwaayey Shil Ka dhacay Duleedka Hargeysa

0
192

Sida uu baahiyey weriye cumar Shabaash oo qoraaljan aan kasoo xiganay oo u dhigaa sidan:-

Alle haw naxariistee shil gaadhii oo goor dhawyd ka dhacay agagaarka maqaaxida inanta ayaa waxa ku naf waayay sadexda wiil ee sawirka ka muuqda oo kamid ahaa dhalinyarada reer hargeysa.

Magacyada dhalinyarada shilkan ku nafwayday oo kala ahaa Dr,faysal,Eng Axmed maxamed iyo Cabdisalaan cismaan ayaa kamid ahaa ardeyda jaamacada timacade sanadkan ka baxaayay gaar ahaan faraceeda hargeysa.