“Hay’adaha sirdoonku way i ceebeeyeen, sidee argagixisadu….” MAdaxweye Buhari

0
178

Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa sheegay inuu waji gabax kala kulmay hay’adaha sirdoonka dalkaas, kaddib weerarkii lagu qaaday xabsiga Kuje ee magaalada Abuja habeenkii talaadada, Sidoo kalena dablay hubaysane ay weerar ku qaadeen kulanyadiisa oo maraysa gobolka uu ka so jeedo.

“Hay’adaha sirdoonku way i ceebeeyeen, sidee argagixisadu u diyaar garoobi kartaa, oo hubka u qaadan kartaa si ay u weeraraan bar-koontarool oo ay u baxsadaan?”