Madaxweynaha Oo Kulan La qaatay Madaxdhaqamedka Beesha Arab

0
193

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Qasriga Madaxtooyada Ku-qaabilay Madax-dhaqameed, Odayaal iyo Wax-garad ka soo jeeda deegaamada Hawd iyo Maroodi-jeex.