Congarayska Maraykan Oo Maanta Ansixiyey Iskaashiga Somaliland Ay La Yeelanayaan

0
218

Koongress-ka dalka Maraykanku waxa uu maanta ansixiyay Xeerka Iskaashiga Somaliland (Somaliland Partnership Act). Waa talaabo taariikhi ah oo horseedi doonta in Somaliland iyo dalka Maraykan ay iska kaashadda arrimo badan iyo in Somaliland dalka Maraykanku toos ula macaamilo marka u helo taageerooyinka dhiman.

Senator Jim Risch, oo ah Senator 28-aad ee Idaho, kanna tirsan guddida Arrimaha Dibedda ee Kongress ka ayaa kaddib ansixintii Xeerka yidhi

“Maaddaama Geeska Afrika uu wajahayo caqabado badan oo qalafsan, Maraykanku waa in uu sahamiya dhammaan xidhiidho faa’iidada leh ee lala yeesho saaxibadda dimoqraadiga ah, oo ay ku jirto #Somaliland. Aad baan ugu faraxsanahay in aan arko sharcigan maanta”

XIGASHO TVGA QARABKA SLAND