Akhriso :- Magacyada Kominshanka Cusub ee Doorashooyinka Somaliland

0
324

Akhriso :- Magacyada Kominshanka Cusub ee Doorashooyinka Somaliland

Waxaa Gebo gebo ku dhaw shaacinta kominshanka cusub ee doorashooyinka Somaliland , maadama oo kominshankii hore dhawaan is wada casilay

Maanta xisbiga Waddani ayaa xubintiisii si rasmi ah ugu gudbiyey madaxweynaha Somaliland .

Warbaahinta Ilays News ayaa xogo aan wali si rasmi ah loo shaaacin idinka heshay masuulyiinta la filaayo inay noqdaan Kominshanka cusub ee Doorashooyinka Somaliland

  1. Cabdicasiis – Xisbiga Waddani
  2. Mustafe Khayre – Xisbiga Kulmiye
  3. Ibraahim Macalim – Xisbiga UCID
  4. Faadumo Quule
  5. Cabdifataax Ismaciil
  6. Maxamed Jaamac
  7. ______________________________________

Xubinta tobaad oo ka iman doonta dhinaca guurtida ilaa hada wali si rasmi ah xogtiisa umaanu helin waxaana suurto gal in laba qof midkood yimaado .

  • In xubintii hore ee iscasishay dib u soo noqoto .
  • In la soo magacaabo siyaasi Cali Buureed .
    #FIIRO_GAAR_AH :-Waxaa suurto gal ah in xubnaha qaar is bedelaan maadama xogtani tahay mid hor dhac ah oo aan rasmi aheyn

Ilays News