Hanti Dhawraha Somalia Oo Go’aan Soo Saaray Iyo Waxa Uu Ku Saabsan Yahay

0
217

Xafiiska Hantidhawrka Guud ee Qaranka ayaa warqad uu u diray dhammaan hay’adaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ku joojiyay galitaanka ama billaabidda dhaqan-galinta heshiisyada dheef wadaagga (Concession Agreements) inta lagu guda jiro xilliga doorashada.

Lifaaqa hoose ka dheeho qoraalka warqadda oo dhammaystiran.