Degdeg. C/raxmaan cirro Oo Si Adag Uga Jawaabay Hadalkii Madaxweyne Biixi Ee shalay

0
617

Shacbiga Somaliland waxa aan u sheegayaa in doorashadii Madaxtooyada JSL ku mudeysantahay 13-ka November 2022. Cid ku muransani ma jirto, cid ku murmi kartaana ma jirto, waxaana gelaya Axsaabta Qaranka ee hadda jirta ee leh jiritaan qaanuuni oo sharci ah oo keliya. Doorashada Madaxtooyada waa doorashada keliya ee ay diyaar u yihiin Xeerkii lagu maamulayey, dhaqaalihii ku baxayey, iyo dhammaan farsamadii Doorashadaa lagu qaban lahaa .