Madaxweyne Deni Oo Qardho U Jarmaaday iyo Ujeedada Socdaalkiisa

0
486

 

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi balaaran oo uu hoggaaminayo ayaa maanta siweyn loogu soo dhoweeyay magaalada Qardho.

https://fb.watch/bgVftrSkZI/