“Wada Hadalada Somalia Waanu Ka Baxaynaa” Faysal Cali Warabe

0
240

“Madaxwaynuhu hadii uu ka laaban-waayo wada-hadaladii Somaliland Iyo Somaliya waxaanu gayn-doonaa Baarlamaaka si ay uga laabtaan.

Haddii xisbigaygu ku guulaysto doorashada madaxtooyadana waxaan joojinayaa Wada-hadalada Somaliland iyo Soomaaliya maadaama wax faa’ido ahi aanay noogu jirin ”

Guddoomiye Faysal Cali Waraabe oo BBC-du waraysatay ayaa sidaa sheegay .