DEG DEG Lix Qof Oo Somaliland dil Qisaas Ah Ku Fulisay maanta

0
533

Duleedka Xabsiga Mandheera Waxa Saaka Waxa Dil Toogasho Ah Lagu Fuliyay Lix Gacan Kudhiigle Oo Ay Hore Maxkamado Dil Ugu Xukumeen Kadib Markii Uu Ku Cadaatay Inay Marxuum Qudha Kaga Jareen Siyaabo Kala Duwan.
Magacyada Marxuumiinta La Toogtay Ayaa Kala Ahaa.

1- Yaasiin Maxamed Yuusuf
2-Sharmaarke Sahal Oogle
3-Quulle Maxamed Cilmi
4-Khaalid Cabdi Xaydar
5-khadar Maxamed Warsame
6-Cabdikariim Maxamed Mahdi.

Allah SWT Ha Uwada Naxariisto Kuwa Hore Ugeeriyooday Ee Gacanta Kuwan Saaka La Qisasay Ku Baxay Iyo Kuwa Saaka Xaqa Laga Gudayba.