Guddomiye cirro oo ka hadlay xaalladdiisa caafimaad ee Coved 19 kii ku dhacay

0
259

Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) Ayaa Sheegay inuu Ka Bogsaday Xanuunka COVID 19 Oo Laga Helay Dhawaan.

Guddoomiyuhu Wuxuu Xusay in Baadhitaan Uu Maray Lagaga Waayey Xanuunkaasi, Waxaana Uu Yidhi……………………………………

“Ilaahay Bay Mahad Oo Dhammi U Sugnaatay, Waxa Aan Markale iska Qaaday Shaybaadhka Covid 19, Jawaabtuna Waxa Ay Noqotay in Xanuunkii La iga Waayey, Alxamdulillah, Ilaahay Ducadiiniina Wuu ii Aqbalay. ”