Xoghayaha Guud Ee Gudida Corona Virus Oo Bayaamiyey Inaanu Wali Dalka Ka Dhammaan Xanuunka Covid 19.

0
425

Hargeisa(SR):-Xoghayaha Guud ee Gudida Ka Hortaga iyo la dagaalanka Xanuunka Corona virus Eng Xuseen Aadan Cige (Deyr)  ayaa Waxaa uu faahfaahin dheer ka bixiyey xaalada guud ee dalka xanuunka covid 19, isagoo cadeeyey inaanu wali dalka ka suulin caabuqa corona virus, iyadoo inta la ogyahay Maalmihii ugu danbeeyey uu xanuunka corona virus uu si baahsan ugu faafay soona ritay dad ka badan tiradii hore looga heli jiray wadamada waaweyn ee maraykanka ingiriiska iyo india, kaas oo aan ilaa hadda maaro loo hayn la tacaalista iyo dawooyink rasmiya oo lagaga hortago xanuunka covid 19.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan.