Dahabshiil Group Oo 2 Ambulance Iyo Qalab Caafimaad Ku Wareejiyay Wasaarada Cafimaadka JSL

0
434

Dahabshiil Group oo Laba Gaadhi oo Ambulance ah iyo Agabkii Qaybtii Labaad oo ay hore u Balanqaaday ku Wareejisay Guddida Heer Qaran ee Ka Hortaga Covid19 ee Somaliland.
Laba Gaadhi Ee Gargaarka Deg Dega Ah Ayaa Loo Qorsheeyay In Ay Ka Hawl Galaan Cisbitaalada Borama Iyo Laascaanood