Madaxwayne Deeqihii Agabka Caafimaad ee Xanuunka Cavid19 ee Adduunka inaga soo gaadhay ilaa

0
380

“Madaxwayne Deeqihii Agabka Caafimaad ee Xanuunka Cavid19 ee Adduunka inaga soo gaadhay ilaa iyo hadda Waxba Nagamay Soo gaadhin”

Xildhibaan Mubaarik Bidhi oo Maanta Ka Hadlayay Wasaaradda Caafimaadka Gobolka Togdheer oo dhalinyaro reer Burco ah ku Wareejinayeen Qalab Caafimaad oo ay sameeyeen ayaa Xildhibaan bidhi Wuxuu Nasiib darro ku Tilmaamay in ilaa iyo Hadda Gobolka Togdheer lasoo qaadsiin Deeqihii Kala duwanaa ee Somaliland loogu Deeqay Qaybtii Gobolka Togdheer.
Waxaanu Madaxwaynaha Xasuusiyay in Codkii ugu Badnaa uuka helay Gobolada bariga maantana Laga horumarinayo Gobolada galbeedka.