DEG DEG Taliska Ciidamada Booliska Somaliland ayaa lagu gubay qaad cidamada Boolisku gacanta ku so dhigeen oo ka koobna 200-kilo oo jaadka dhadheera iyo 100 -Marduuf oo dadara Waxana Mas’uuliyiintani Shegeen in lala Wareegay gadiidki lagu qabtay qaadlaasi

0
464

Taliska Ciidamada Booliska Somaliland ayaa lagu gubay qaad cidamada Boolisku gacanta ku so dhigeen oo ka koobna 200-kilo oo jaadka dhadheera iyo 100 -Marduuf oo dadara Waxana Mas’uuliyiintani Shegeen in lala Wareegay gadiidki lagu qabtay qaadlaasi.


Luqmaan Maxamed Faarax