Maxay Tahay sababta Uu Fahad Yaasiin Xilka Uga Qaaday Taliyihii Nabad Sugida Gobolka Banaadi

0
391

Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya Fahad Yaasiin Oo Xilka Ka Qaaday Taliyihii Nabad Sugida Gobolka Banaadi Ibraahim Macallin, Sida Ay ilo Wareedyo Lagu Kalsoon Yahay Sheegeen

Agaasime Fahad Ayaa Xilkan Umagacaabay nin Lagu Magacaabo Ciise Maxamed Ciise.

Lama Sheegin Wax Sabab Ah Oo Ibraahim xilka Looga qaaday, waxaana wararka ay sheegayaan inay Qeyb ka Tahay isbeddelada Shaqo Ee Hay’adda Ku Socday Bilihii Dhowaa.

Hay’adda NISA Ayaa martay Isbeddelo Dhowr Ah Oo Kala Duwan Tan iyo Markii Uu Hoggaankeeda Qabtay Fahad Yaasiin, kuwaasi Oo Lagu Sheegay in Lagu Hagaajinayo Shaqada Hay’adda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here