Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland Oo Xaqiijiyey Inay Kulmeen Farmaajo iyo Muuse Biixi

0
404

Wasiirka Arimaha Dibada Somaliland Yaasiin faratoon Oo Xaqiijiyay In Madaxwaynaha Somaliland Iyo Dhigiisa Soomaaliya Ay Kulan Kuwada Yeesheen Xafiiska Raysal wasaaraha wadanka Itoobiya Abiya Ahmed’

Isagoona Tilmaamay In Kulankaasi Aanu Ahayn Mid La Sii Qorsheeyay Balse Goobtaasi Ay Ahayd Mid Hogaamiyaashi Ka Soo qayb galay Shir madaxeedkii Midawga Africa Ay Isku Sagootinayeen.

HALKAN KA DAAWO

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here