DEG DEG Madaxdhaqameedka Beesha Faysal Cali Waraabe Oo Kulan Ka Yeeshay Dacwadda la sheegay in laga Gudbiyey

0
362

Qaar Ka Mid Ah Wax Garadka iyo Madax Dhaqameedka Degaanka Uu Ka Soo jeedo Guddoomiyaha Xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe Oo Maanta Shir Ku Yeeshay Magaalada Hargeysa, Ayaa Sheegay in Aan La Aqbali Karin Dacwadda Ka Dhanka Ah Faysal Cali Waraabe Oo la Sheegay in Ay Taallo Maxkamadaha Dalka.

Arrintan Ayaa Sidoo Kale Ay Guddi U Saareen Madax Dhaqameedkii Maanta Ku Kulmay Hargeysa.

Dacwadda Ayaa la Sheegay in Ay Dhibbane Ka Yihiin Qoyska Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi.

  1. Xigasho Khaalid Fodhaadhi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here