DEG DEG Xoghaye Ramaax oo Jeelka loo Taxaabay Iyo Arimo Xasaasiya Oo Uu Ka Hadlay Oo La Xidhiidha Xadhigiisa

0
398

Xoghayaha arrimaha gudaha xisbiga mucaaidka ah ee ucid Maxamuud Cali Saleebaan  Ramaax, ayaa  Jeelka loo Taxaabay, waxaanuu sheegay in looga yeedhay jeelka oo loo keenay waaran qabasho ah ka dibna uu isagu is geeyey jeelka isaga oo ka sii hadlay xadhigiisa ka hor intaanuu tegin xarunta dembi baadhista ee berbera.

halkan ka daawo muuqaalka warkaasi.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here