DAAWO- Siyaasi Maxamuu Xaashi Oo Sheegay In Aanu Xisbiga Kulmiye Kala Irdhayn Doonin Hankiisa Uu Shaaciyey

0
373

 

asiirkii Hore Ee Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi Ayaa Waxa Uu Ka Hadlay Loolanka Uu Sheegy Inuu Ugu Jiro Gudomiye Nimada Xisbiga Kulmiye Wasiir Maxamuud Xaashi Oo Ka Hadlayey Xalfad Sabootina Oo Ay Usameeyen Jaaliyada Somaliland Ee Dalka Isweedhan Ayaa Cadeeyey Xilka Uu Doonayo Inaaney Noqon Doonin Mid Kal Foge Eya Xisbiga Balse Uu Noqon Doono Mid Isku Soo Dhaweeya.

Maxamuud xaashi cabdi oo socdal ku maraya waddamo ka tirsan qaaradda yurub, ayaa waxa uu khudbad dheer oo dhinacyo badan taabanaysa u jeediyey laaiyadda somaliland ee dalka isweden.

HALKAN KA DAAW

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here