DEG DEG – Maamulka khaatumo. Oo Shaaciyey inay Somaliland Ka Samaynayaan Xisbi 4AAD Iyo Arrimo kale oo xaasaasiya

0
560

Maamulka khaatumo. Ayaa sheegay inay soo wadaan Xisbi 4aad oo ay somaliland ka samaynayaan. Maadaama bay yidhaahdeen 3dii xisbi qaran ee kale wada hogaaminayaan beesha dhexe.

Madaxweyne ku xigeenka khaatumi maxamuud cali cabdilahi caananuug oo u waramay tvga bulsho. Ayaa waxa uu sidoo kale ka hadlay murankan xiabiyada. Muddo kordhinta iyo arrinta komishanka la taagan. Waxa uga meelyaalla heshiiskii ay somaliland la galee .

Maxamuud caananuug madaxweyne xigeebka khaatumo waxa uu sheegay inay jiraan shirar london uga socda siyaasoyiinta bariga ee khaatumo iyo maakhir ama bariga sanaag oo uu tilmaamay inay doonayaan in ay is bahaysi sameeyaan. Balse ay iyagu somalilanf heshiis kula jiraan xisbina ka samayanayaan khaatumo.

Maxamuud waxa uu sidoo kale sheegay in ay xukuumadda ku taageersan yihiin khaatumo ahaan sida ay wax u socdaan ee xisbiyada iyo xukuumadda arrimaha ka dhexeeya.

Waraisgaas oo muuqàl ah la soco dhowaab…..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here