AKHRI: Qoraal Digniin ah Oo Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland U Dirayso Culimada Kala Duwan: Ee Dalka

0
492

AKHRI: Qoraal Digniin ah Oo Wasaarada Diinta Iyo Awqaafta Somaliland U Dirayso Culimada Kala Duwan: Ee Dalk

Digniin!!!

Wasaaradda Diinta iyo Awqaaftu, Waxa ay digniin adag u diraysaa Culima -Awdiinka maalmahan dambe caadaystay in ay baraha bulshada isu mariyaan hadallo xanaf leh oo saamayn ku yeelatay guud ahaan ardayda barata Diinta Islaamka (Daalib Al- Cilmi) kaas oo ku saabsan in culimadu midba midka kale ka dalbanayay dood cilimiyeed (MUNAADARO) doodahani waxa ay wax yeello weyn u geysan karaan wada jirka iyo nabadda ee aynu ku noolayn muddada badan. Wasaaradda Diinta iyo Awqaaftu, waa Wasaarad u dhaxaysa guud ahaan culimada dalka cid si gaar ah u sheegan kartaa ma jirto.

Haddaba, laga billaabo maanta oo ay taariikhdu tahay 21-November-2019, saacadduna tahay 2:00pm, Waxa la farayaa cid kasta oo ka hadasha arrintan qaabka ay doontaba ha ahaatee in ay Wasaaraddu la xisaabtamayso, waajibkiisana marinayso.

Allaa Mahad Leh

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta J.S.L

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here