Masaxweyne Muuse Biixi Oo Iskugu Yeedhay Xukuumaddiisa si Uu Ula Xisaabtamo

0
513

Masaxweynaha Sonaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta iyo berri kulan i qabtay xukuumaddiisa.

Kulanlan, ayaa la sheegay inuu yahay mid uu kula xisaabtamayo si loo ogaado masuulka xil gudasha sameeyey ama ka soo baxay shaqadii iu loo diray.

Kulankan oo socon doona sida wararki sheegayaan middo laba cisho ah, ayaa la filayaa in ka dib uuu madaxweyne muse biixi uu samayn doono isku shaan dhayn salka ku haysa isla xisaabtanka la sameeyey, waxaana meesha ka bixi doona xubnaha aan shaqadooda ka soo bixin oo la filayo in la bedeli doono.

Ma jiro wax war ah oo illaa hadda ka soo baxay shirka xukuumadda madaxweyne muuse biixi, balse waxa la filayaa inay illaa saaxadaha soo socda war uu ka soo bixi doono.

Somalilandrise.net

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here